Qodobo xasaasi ah oo looga hadlay kulanka Aqalka sare ee Baarlamanka Somalia (Sawirro)

Golaha Aqalka Sare Baarlamanka Somalia ayaa Kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 5aad kulankiisa 7-aad iyadoo ajandaha kulanka ahaa Ka doodista dib-u-eegista Xeer-hoosadka ee Golaha Aqalka Sare, waxaana shir Guddoominayey Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare BFS Senator Mowliid Xuseen Guhaad. Senatarada ayaa ka dooday dib-u-eegista Xeer-hoosadka Golaha Aqalka Sare.ugu dambeyntii, Guddoomiyaha Guddiga Xeer Hoosaadka, … Continue reading Qodobo xasaasi ah oo looga hadlay kulanka Aqalka sare ee Baarlamanka Somalia (Sawirro)